Zak films
Habluhuu habluhuu shiyo iyo dushaa
Ka siman shaqalkiiyo goontaa
Misna kala shilo garaadkoo
Kartidiyoo shaxshaxdiyo hufnaantaa
Habluhuu habluhuu shiyo iyo dushaa
Ka siman shaqalkiiyo goontaa
Misna kala shilo garaadkoo
Kartidiyoo shaxshaxdiyo hufnaantaa