Arligaynu Joogniyo
Afartiisa Geesood
Waxaan Kugu
Asteeyaa Maan
Arag
Uur Hooyo Mayn
Galin ifkana Kumaan
Arag Wali Lama
Amanin Ayaaney
Arligaynu Joogniyo
Afartiisa Geesood
Waxaan Kugu
Asteeyaa Maan
Arag
Uur Hooyo Mayn
Galin ifkana Kumaan
Arag Wali Lama
Amanin Ayaaney
Aley lahe Jacaylkaagan
I abaaray
Halistaa Agteediyo
Beerkuu Ag Joogaa
Oogaduu Ku Faafoo
I idleeyay Anigee
Amraney Ma
Ogtahay
Aragaaga Oo Qudha
Kumaan iibsadeen
Een Aduunyada
Aragaaga Oo Qudha
Kumaan iibsadeen
Een Aduunyada
Arimaha Jacaylkaa
Ilaahay Abuuray
Layskama Adkeeye
Ma Ogtahay
Aadan iyo Xaawaba
Kal Gacaylka Awgii
Way kala Irdhoobeen
Ayaaney
Aduunyada Dhamaanteed
Inta Joogta Adaan Kaa
Arkoodoo Naftu Ku
Ogolaatay
Waxaan Kugu Aqoonsaday
Een Kugu Amaanaa
Indheer Garad Inaatahay
Aragaaga Qudha
Kumaan iibsadeen
Een Aduunyada
Aragaaga Qudha
Kumaan iibsadeen
Een Aduunyada