Inanyahay rag iyo dumar
Ruuxaad is barataan
Kaa raysan maayee
Waabu kugu riyaaqaa
Inanyahay rag iyo dumar
Ruuxaad is barataan
Kaa raysan maayee
Waabu kugu riyoodaa
Hadaad raali iga noqon
Raqdaydaad markaa go,o
Raxmaay ugu iman Rugtiisee
Hadaad raali iga noqon
Raqdaydaad markaa go,o
Raxmaay ugu iman Rugtiisee
Rabi igu oge inan yahay
Wali waan ku raadshaa
Canbayahow rakada koray
Waaban Kugu Riyoodaa
Rabi igu og inana yahay
Wali waan ku raadshaa
Canbayahow Rakada koray
Waaban kugu Riyoodaa
Hadaad raali iga noqon
Raqdaydaan mar kaan go,o
Raxmaay ugu iman Rugtiisee
Hadaad raali iga noqon
Raqdaydaan mar kaan go,o
Raxmaay ugu iman Rugtiisee
Inan yahay rag iyo dumar
Ruuxaaad isbarataan
Kaaraysan maayee
Waaabu kugu Riyaaqaa
Inan yahay rag iyo dumar
Ruuxaaad isbarataan
Kaaraysan maayee
Waaabu kugu Riyaaqaa
Hadaad raaali iga noqon
Raqdaydaad markaan go.o
Raxmaay ugu iman rugtiisee
Hadaad raali iga noqon
Raqdaydaad markaan go'o
Raxmaay ugu iman Rugtiisee
Hadaad raali iga noqon
Raqdaydaad markaan go'o
Raxmaay ugu iman Rugtiisee